Qeexid

"Hugun; bulaan; qablan; yeer. ld yulqan1, yulul."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yoon oo kali ah:
  • Tirada qormo saynis ku qoranwaxay ka koobantahay tiro ka weyn ama le'eg kow, kana yar toban oo lagu dhuftay toban abyooneku jibaaran.
  • Suldaan Maxamed Suldaan Xasan Bulbul waxa uu sheegay in aanay habayaraatee jirin dhibaato beelaha Habaryoonis wado iyo meel ay isula qaadatay inay dadka kale ee Somaliland ay gaar ka noqoto midna.