Qeexid

"Degganaansho la'aan nafley ka muuqata."

Qeexid Kale

(-lal, m.l) Goob; madal; garoonka gudahiisa meesha kubbadda cagta iwm lagu dheelo.

Qeexid Xigta

(-lal, m.l) Sal; gun; madhaafaan. Maalintii y.ka: maalinta qiyamaaha.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yool oo kali ah:
  • Waxa uu ka mid ahaa ganacsatadii sida weyn u taageertay hawlgalka, waxayna dad kale oo xogogaal ahi sheegeen in rasaastaa uu ridey ay ahayd yool habaabis.
  • Qoryoolay waa magaalo aad u yar oo kutaala koonfurta Soomaaliya gaar ahaan shabeelada hoose.