Qeexid
Wax soo baxsan ama kor u likaysan.
Wax soo baxsan ama kor u likaysan.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -keeyay, -kaysay
Qeexid: Xoolo addimo ka xirid.
Qeexid Xigta: Xoolo geed ku qabbirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg yokee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Meel lagu gabbado, lagu dhuunto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Timo iska baxa oo aan la ilaalin; yoofil; baabbul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Hugun; bulaan; qablan; yeer. ld yulqan1, yulul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Degganaansho la'aan nafley ka muuqata.
Qeexid Xigta: (-lal, m.l) Sal; gun; madhaafaan. Maalintii y.ka: maalinta qiyamaaha.
Qeexid Kale: (-lal, m.l) Goob; madal; garoonka gudahiisa meesha kubbadda cagta iwm lagu dheelo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oomay, -oontay; -oomi) Dad, xoolo ama nafley kale qaylo samayn; wada hugmid; bulaamid. ld yulqan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Mingiska la tunto qaybihiisa mid ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Joojinta la joojiyo wax isticmaal kooda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (bot.) Geed kolkuu koro sal weyn yeesha oo haamo waaweyn iyo weelal kale laga qoro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Xoolo, wax addimada ka xiran ahaansho.
Qeexid Xigta: Xoolo wax geed lagu qabbiray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (muus.) Jaad ka mid ah Durban nada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qalab bir ah oo af godan leh, yaambadana u eg oo geedaha lagu qoro.
Qeexid Xigta: ld shookad. Yaambo yar oo xooggan oo dhulka adag lagu falo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cayaaro dhawr ah oo ay dhallinyaradu dheelaan habeenkii ama maa lintii waqtigana ku gaabsadaan, waxaana ka mid ah ciyaar labo goobood (yool) leh oo isaseemid (istaabasho) iyo orod ku badan.
Qeexid Xigta: ld yoolyoolid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -oolay, -ooshay
Qeexid: Xoolo ama dad wax xasillooni darro ka muuqato no qosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-gayaal, m.l/dh) Dheri weyn oo hilbaha geela lagu kariyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld yulqamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Timo aan la firin ee si xun ku dheeraada; yoos; baabbul; hoolif.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Dad ama xoolo meel tuurasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg yookaysan. ld yoo kaysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]