Qeexid

"Wax yar oo adag oo ku go'an ibta neefka guran."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yir oo kali ah:
  • "Walaalaheena dalka Yemen waxaan u dirnay ciidamo, waxaana ka helnay ciidamo kale, taasoo muujinaysa xiriirka adag ee noo dhexeeya" ayuu yiri Sheekh Cali Dheere oo sheegay inay taageerayaan mujaahidiin walba oo caalamka ku sugan.
  • Wuxuu yiri, haye oo magacaygu waa Cabdiraxmaan, aabahay iyo hooyaday ha lagugu furtee Rasuulkii Alloow.