Qeexid

"Qof ka tirsan beesha loo yaqaano Yibro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yibir oo kali ah:
  • Markiiba Insi baa lay mooday oo lay weydiiyey cida aan Odayga u ahay, ka dibna markii afkayga laga maqlay Midgaan, Madhibaan, Tumaal, Yibir wixii iga raacay Eebe uun baa xisaabin kara.
  • Waxa isna buug sheeko male awaal ah (fiction) oo magaciisa la yidhaahdo 'The Yibir of Las Burgabo' ka qoray arrinkan isir sooca Maxamuud Geeldoon.