Qeexid

"(c.nafl.) Bahal dugaagga ka mid ah oo eeyga u eg, arigana aad u laysa; uubato; uu'leey. ld yeey."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yey oo kali ah:
  • Sheekha Alla ha unaxariistee markii laga soo daayey xabsiga waxa uu sii waday macalinimadii jaamacadii umadda kuliyadii qaanuunka qeybteedii shareecada islaamka.
  • Berbera (Haatuf): waxa maalmihii u dambeeyey hakad galay hawlihii shaqo ee badeecadaha bagaashka ka soo dega Dekeda Berbera, ka dib markii ay ganacsatadu diideen inay kala baxaan alaabtooda.