Qeexid

"U y.: cid wacasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yeero oo kali ah:
  • Kulamada uu iskuulku ugu yeero waalidka waxaa ku jira warbinno muhiim ah, kuwaasa ka warbixiya sida ay waxbarashadu u socoto iyo sidii aad ula socon laheyd waxbarashada ilmahaaga.
  • Xildhibanada DF ee ku sugan dalka dibadiisa ayu Madaxweynuhu ku wargeliyay Sheekh Aadan Madoobe inuu isugu yeero, kuwaasoo ay ka mid noqon doona 40 xidlhibaan oo ku sugan Baydhabo.