Qeexid

"Dhawaaq; cod."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yeer oo kali ah:
  • "Waxaan u yeernay ciidankii hore ee dalka, si ay ugu biiraan maleeshiyooyinka hada ay dowladu u adegsato ciidan ahaa" ayuu yiri Ra'iisul wasaraha Somalia oo xusay inaysan u dulqaadanayn in ciidanka dowladu ay dadka dhac u geystaan.
  • Kolka ay kuu yeeraan waa inaad hadal fiican ku jawaabtaa.