Qeexid

"Is y.: qof wax uusan ahayn iska dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yeelyeel oo kali ah:
  • Aniguna intaan qosol iska yeelyeelay baan idhi "haa waa sidaas aabo sheegay."
  • Mar labaadka gudoomiyuhu isma yeelyeelayo waxna si kama aha, hadalkaas oo uu wargeysku qoray na waa aflagaado qaawan, oo aan geedna loogu soo gaban.