Qeexid

"eeg yeeli."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yeelin oo kali ah:
  • “Waxaanu ku nidhi markii aanu u galay reer dhan baad birta u quudhay, umanaad kala aabo yeelin,” sidaa waxa yidhi Saleebaan Maxamuud oo sharraxaad ka bixiyay wada-hadalkii dhexmaray iyaga iyo Maxamed Siyaad Barre, markii xasuuqaasi dhacay.
  • Maah maah Soomaaliyeedna waxay tidhaahdaa “Ninkii qayrkii loo xiirayoow soo qoyso adiguna” Ummadyahay diida oo hayeelina in cidnaba lagu xadgudbo.