Qeexid

"Kab, wadaan iwm wax la sameeyey ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yeelan oo kali ah:
  • Sidii siyaasad midaysan looga yeelan lahaa shirka kooxaha Soomaalida uga In Garsoor dhex ah loo sameeyo doorashada baarlamaanka, iyada oo waayo-aragnimadii doorashooyinkii hore laga faa’iidaysanayo.
  • "Dadka deegaanka ayaa waxay ku qasban yihiin iney ka hortagaan wax kasta oo dhibaato u keenaya degmada Eyl, saameyn ayeyna ku yeelaneysaa hadii laga aamuso" ayuu yiri Guddoomiyaha degmada Eyl.