Qeexid

"Y. ah: ilmo isku hooyo ah kan ugu yar; gurudambays."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yeber oo kali ah:
  • Jaaliyada Beesha Yeber Madaxweyne (Xawaadlle) ee Dalka Ingiriiska oo Taageertay Go'aankii Odayaasha Beeshaasi kasoo saareen Muqdisho.
  • Dadka ku dhintay qaraxaasi waxaa ka mid ah Mas'uuliyiin ka tirsan Bahda Sportiga Soomaaliyeed oo ay ka mid ahaayeen Aadan Xaaji Yebero Wiish, Siciid MaxMugaanbe iyo mas'uuliyiin kale.