Qeexid

"Xishood; sheex; xil ka bax."

Qeexid Xigta

ld yaxyaxid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yaxyax oo kali ah:
  • Biixi waxa uu ka dhashay qoys reer miyi ah oo xoolo-yarow ah (danyar ah), laakiin dhulka oo had iyo goor ahaan jiray seben barwaaqo ayaa Biixi reerkooda u saamaxay inay noloshoodu noqoto mid aan yaxyax lahayn oo meel dhexaad ah.
  • Jirde Efenteri, isagoo arrintaas ka yaxyaxsana, wuxuu sheegay in qodobadan ay soo saareen marka horeba ay booshaaq yihiin sababta oo ah, xagee lagu arkay dawlad Federaal ah oo gole keliya yeelata!