Qeexid
Y. ah: qof damac iyo hunguri badan leh oo bulshada dhexdeeda aan qiimo ku lahayn.
Y. ah: qof damac iyo hunguri badan leh oo bulshada dhexdeeda aan qiimo ku lahayn.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
m.l
Qeexid: Leber laba loo dhigay middood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Baryo foolxun oo qof baryayo laga aamusi waayo oo faraqa lagu dhego.
Qeexid Xigta: Buuq carruur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Ku y.: si aad ah cid wax uga baryid.
Qeexid Xigta: Ku y.: nafley buuq samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: yaa4 qr. Yaan: markii qurubka diidmada 'aan 2' lagu lifaaqo amar diidmo ayuu muujiyaa. Tus. “Yaanu keenin”.
m.l
Qeexid: Dabayl qabow oo roobku keeno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Sagaarada teeda dheddig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
e.d
Qeexid: Ka joog! Daa!
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Awood gacan lagu fuliyo.
Qeexid Xigta: Mulkile.
Qeexid Kale: Gacan. ld yed1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
e.d
Qeexid: Erey wixii la qoonsado oo la haaraama hayo lagu yiraahdo; hah! caku!.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-ryar, m.l) Wiil da' yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ryar, m.l) Gabar da'yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Qeexid: Wax da'diisu yartahay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax tiradoo da ama cabbirkoodu uusan badnayn ahaan sho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Cid wax liita ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Cid ama wax gacan wax ku yeelid.
Qeexid Xigta: Gacan wax ku dhigid.
Qeexid Kale: ld yad 2. U y.: cid wax siin. 4. Ku y.: cid gacan wax ku yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
mu.we
Qeexid: Kuma ayaa?, tuma ayaa? yaa2 e.we Maxaad tiri? Ku soo celi!
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
qr.dd
Qeexid: ld baa.
qr (qurub) - qurub (particle) [Qeyb: naxwe]
dd (Diirad) - Diirad (focus) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg yawyab2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]