Qeexid

"/dh.u Carruur yaryar oo aabahood dhintay; agoon."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yatiin oo kali ah:
  • Talisyada sidaas oo kale ah ayaa ku khamaaray aayahii dadyowga reer Afrika, kana hortaagan dadyowgooda aayatiin ifaya!
  • Fekerka Soomaali-Weyn wuxuu saldhig u yahay jiritaanka iyo aayatiinka Soomaalida ku nool Geeska Afrika.