Qeexid

Jaad cawska xooluhu daaqaan ka mid ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yaryaro oo kali ah:
  • Akhyaartayada Adimada yaryarow, waxaynu soo gaadhnay amintii warka aan idinku gadh-qaban jiray, maantana waxaa idinku dal-dali doona weriye Mr.
  • Raadiyoow Maqalloocshe oo aydin kala xidhiidhaan mawjadaha kala yaryar. dhudhunada yaryarow waxaynu soo gaadhnay waqtigii aanu idin hulluuqsiin jiray, idinna dhegta ka maali jirteen warkii dunida. maanta warka u biyaystayna waa Mr.