Qeexid
Wax isticmaal kooda dhaqaalaysasho.
[-stay, -satay]
f.g3Wax isticmaal kooda dhaqaalaysasho.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Yaryar ka dhigid; jarjarid; dhuudhuubid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Jaad cawska xooluhu daaqaan ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Qof fal sa mayntiisa sahlasho.
Qeexid Xigta: Qof wax ku weyn wax yar ka dhigasho.
Qeexid Kale: Qof, cid wax liita ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: yare fk. Xoogaa, in yar. Tus. “Wuu yare daalanyahay”. ld yarehe.
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Tiro afar kadhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Bir daxalaysasho.
Qeexid Xigta: Biyo muddo fadhiyey wasakh yeelasho.
Qeexid Kale: Arrin xal u raadsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg yaryaree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld cararso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Qof fal samayntiisa dhimid.
Qeexid Xigta: Qof wax weyn ama tiradoodu badantahay wax yar ka dhigid. ld yareysii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: yarehe fk. ld yare.
m.f.dh
Qeexid: eeg yaryarayso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]