Qeexid

"Y. ah: nin bar yar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yariis oo kali ah:
  • Yariisow, wuxuu walaac ka muujiyay dagaalyahanada kusoo qulqulaya dalka Somalia, kuwaasoo ka barbar dagaalamaya koox uu ku sheegay inaysan doonayn nabad ka dhalata Somalia, wuxuuna caalamka ka codsaday in la taageero DF iyo AMISOM.
  • Yariisow oo warbaahinta kula hadlay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ka hor inta aysan ka dhoofin ayaa sheegay in ay Jabuuti u tagayaan qorshaha Dowladda, waxaana uu tibaaxay halkaas Siminaar ugu furmayo Wasiiro ka tirsan Dowladda.