Qeexid

"(-nno, m.dh) Carruur hooyo wada dhashay midka ugu dhalasho dambeeya; guradambeys."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yaraan oo kali ah:
  • Sida ay dad goobjoog ahi u xaqiijiyeen shabakada Garowe online ciidamada Ethoipia ee maanta soo gaaray magaaladda Gaalkacyo waxay wataan ugu yaraan 7 gaari oo kuwa xamuulka qaada ah.
  • Shirkaa jaraa’id kadib ayay weriyeyaashu weydiiyeen su’aalo kala duwan, waraysigiina wuxuu dhacay sidan: S: maareeye waxa jirtay in maalmahan dambe laga cabanayo biyo yaraan ka jirta magaalada, markaa ma waxaa jirta biyo la’aan cusub oo hor leh?