Qeexid

"(-ryar, m.l) Wiil da' yar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yar oo kali ah:
  • Wakhtiga deynka lala maqnaan karaa caadiyan waa 4 toddobaad, laakiinse cajalladaha fiidyowga iyo alaabta muusiga wakhtiga lala maqnaanayaa intaa wuu ka yaraan karaa.
  • Adiga ayaase sheegaya, inta uu hanqalka la soo kacay, nin hurdayna isu arkay ayuu hoosta ka xariiqay inuu inan yar guursado.