Qeexid

"Y. ah: qof hadal badan."

Qeexid Xigta

Askar ku hadli jirtay afka sawaaxiliga oo ingiriisku ka keenay bariga Afrika.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yamyam oo kali ah:
  • Haddaba, aniga oo kaashanaya aqoontii aan u lahaa, isla markaasna soo koobaya aan iraahdo: Yamyam wuxuu ahaa gabyaa hibo sheegtay oo curinta maansadu ay dhismaha jirkiisa ku daabacnayd, maankiisana aysan weligeed ka maqnaan.
  • Sannadkii 1974kii ayuu Yamyam caddeeyey inuu saddexdaas qoloba ka duwan yahay.