Qeexid

"/dh ld yagleelid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yagleel oo kali ah:
  • Idaacadan ayaa ah midii ugu horaysay oo ay yeelato DFKMG ah tan iyo intii lagu soo yagleelay wadanka Kenya.
  • Tusaale waxaa kuugu filan Road Mapkii (wadadii nabada) dowlada Soomaaliya ee maanta jirta lagu soo yagleelay, miyey daan xassusan dhibkii iyo tacablkii laga soo marey?