Qeexid

"Geedo yaryar iwm oo dhawraarin ahaan gogosha iyo dhulka la kala dhexgeliyo; asgogol."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yacay oo kali ah:
  • Balse markii dambe wuxuu isku qanciyay inay inkaari kaga dhacday reer kiisii hore ee uu dayacay isgoo aan hadal iyo hugun toona lahayn.
  • Nin gaajoonaya oo la leeyahay nin miskiin ah iyo nin lacagtii umadoo dhan haysta u gar qaad way adkaanaysaa siduu cadaalada ugu hiiliyo waayo isaguba wuxuu tirsanayaa in la dayacay oo uu xaqiisii la duudsiyay.