Qeexid

Baadi la hayo shir ka baafin.

Qeexid Xigta

Yabooh weyddiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yaboohi oo kali ah:
  • Hadii ay jiraan wax aan u yaboohno waan u yaboohi lahayn, laakiin waan hubaa in aysan dan ka lahayn nabad, sidaa darteed waxba uma hayno."
  • Hadii ay jiraan wax aan u yaboohno waan u yaboohi lahayn, laakiin waan hubaa in aysan dan ka lahayn nabad, sidaa darteed waxba uma hayno."