Qeexid

"Waxyaalo dadka wadaaddada qaba loo sameeyo, waxayna u dhexaysaa “saagootiga” iyo “ruqsada” (wadaaddo; fiqib buraale)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yabaro oo kali ah:
  • WAR DEG DEG AH:Gudoomiyaha Cusub ee Guddiga Olymbikada Soomaaliyeed oo loo doortay Aadan Xaaji Yabarow Wiish kadib doorasho ka dhacday Dalka Jabuuti.
  • Yabarow iyo Jawiga Washington DC ee Maanta Ku dhawaad hal milyan oo ruux ayaa goob jog u noqon doonta munaasabada lagu caleema saarayo laguna dhaarin doono madaxweyne Trump, halka malaayiin ruuxna ay ka daawan doonaan shaashaddaha caalamka.