Qeexid

"Xoolaha ugu horreeya oo la siiyo arooska."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yabar oo kali ah:
  • "waxaa lagu siiyay horyaalada iyo koobabka badan ee ay qaadeen Naadiga Heegan oo C/qeybdiidna uu intaasi juhdi ku bixinayay kooxda" ayuu mar kale yiri Aadan xaai Yabarow Wiisha.
  • WAR DEG DEG AH:Gudoomiyaha Cusub ee Guddiga Olymbikada Soomaaliyeed oo loo doortay Aadan Xaaji Yabarow Wiish kadib doorasho ka dhacday Dalka Jabuuti.