Qeexid

Hadal iyo dhawaaq dad meel du rugsan ka yeeraya. ld jabaq1, yabaaq.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yabaq oo kali ah:
  • Riyuhuba shabeel dalax hurday, lugo ku doontaane Marti fiid u dumey buu mar un, yabaq u deexdaaye Jinnigii dayoobaba nin baa, loo dalqamiyaaye.
  • Riyuhuba shabeel dalax hurday, lugo ku doontaane Marti fiid u dumey buu mar un, yabaq u deexdaaye Jinnigii dayoobaba nin baa, loo dalqamiyaaye.