Qeexid

"Xilli ka mid ah xilliyada sannadka soomaalida oo roobab ka da'aan xeebaha bari."

Qeexid Xigta

Dhaxanta roobku keeno.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yaare oo kali ah:
  • Xisbul Islaam iyo Alshabaab waxa ay door wayn ka ciyaareen halgankii lagu saaray Itoobiyaanka.
  • Kooxda Isbaanishka ee Atletico Madrid oo uu hore uga safan jiray ayaa iyana doonaysa inuu u ciyaaro xilli-ciyaareedkan, kadib markii ay xaraashtay kal-hore markii ay derejada hoose ku dhacday.