Qeexid

"(bot.) Geed dheer oo aad iyo aad u sal iyo jirrid iyo dhex weyn: mayraxdiisa waxaa laga sameeyaa xargo iyo waxyaalo kale; mirihiisu waxay leeyihiin qaabka qulucda, buruq la cunana waa leeyihiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yaaq oo kali ah:
  • Guryo ku yaala degmada Yaaqshiid ayaa waxay sababeen dhimasho iyo dhaawac gaartay dadkii ku noolaa guryahaas, waxaana madaafiicda inteeda badan ay ka dhacaysay saldhigyada ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin Muqdisho.
  • Taliyaha ciidamada Badda, Taliyaha ciidamada Cirka, Taliyaha ciidanka Booliiska iyo taliyeyaal kale oo ka tirsan ciidamada dowlada ayaa halkaas ku sugnaa, iyagoo aad ugu riyaaqay hadalka Madaxweynaha Somalia.