Qeexid

(bot.) Miro guduudan ama cillaan xigeen ah oo la cuno iyagoo ceerin ama bisil; inta badan iidaankaa lagu daraa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yaanyo oo kali ah:
  • Yaanyo waxee ka sameysantahay, biyo oo 90% ka badan.
  • Degmada Afgooye, oo ay asal-ahaan ka soo jeedeen,waxaa ay ku lahaayeen Beer,taas oo ay ka soo goosan jireen Dalag iyo miro isugu jira:-Galley,Sisin, Lows, Yaanyo, Babaay, Canuuni, Seytuun iwm.