Qeexid

"Dad, duunyo ama qalab wax kala firirsan ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yaacsan oo kali ah:
  • Somaloo kun raabe ah quruun ‘ haatan kala yaacsan Oo kala tagtoo kala baxdoo ‘ laysku kari waayey Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay?
  • Somaloo kun raabe ah quruun ‘ haatan kala yaacsan Oo kala tagtoo kala baxdoo ‘ laysku kari waayey Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay?