Qeexid

"eeg yaaci. ld yaacis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yaacin oo kali ah:
  • “Waaryaadhaheen, inkastoo guddoomiyihiinii joogo, haddana waxaan idin leeyahay aynu si anshax leh isu dhegaysano oo intaa su’aal na weydiisaan, haddana ha buuqina oo debbeda ha u yaacina.”
  • Akhyaartayada indhaha soog-sooganow, waxaynu soo gaadhnay cogidii aan idiinku yaacyaacin jiray warkii dunida, waxaana maanta idinku gadh-qaban doona weriye Mr.