Qeexid

"Dad, duunyo ama qalab kala firdhasho."

Qeexid Xigta

Ka soo y.: furuuruc iwm oo gada dusheeda ka soo bixid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yaac oo kali ah:
  • Dagaal xoogan oo u dhexeeyay mucaaradka iyo ciidamada Ethiopia ayaa ka qarxay saakay warshadii baastada, halkasoo ay ku yaaceen dad badan kadib markii la sheegay inay ciidamadii ku jiray baxeen.
  • Marka la eego qaabkii uu shirku u socday waxa ka muuqatay waxoogaa isku dhexyaac iyo nidaam daro ah, sidaa darteed shirku uma muuqan mid u qalmi kara Qaranka, isla markaana meesha kama ay muuqan dadweynaha dhan cid metesha iyo maamulkiisa.