Qeexid

"Wax yaab hayo ahaansho (qof). ld yaabban."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yaabsan oo kali ah:
  • Dhacdadan ugu dambaysay ee ay Riyaale golaha guurtidu ugu kordhiyeen xilkii hogaanka dalka ayaa dad badan ka dagi la’ iyaga oo la yaabsan waxa xiligan keenay in lix bilood oo aan cidna lagala tashan si fudud guuttidu u ansixiso.
  • “Waa inaanu caddaynaa cidda aanu rabno aad baanu ula yaabsanahay inaanaan weli helin anaga oo laba toddobaad si toos ah ugu hawlanayn kana shaqaynaynay tan iyo intii shaqada laga joojiyay David O’Leary,” ayuu yidhi Ridsdale.