Qeexid

"Y. ah: aan iidaan (ama goosaar) lahayn (cunto iwm); engegan."

Qeexid Xigta

ld yaabin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yaabis oo kali ah:
  • Dadweynaha ayaa sacab kusoo dhaweeyay sida wanaagsan ee uu Afka Somaliga ugu hadlay qoonyahankan Ruushka ah, waxaana dadka ka yaabisay hadal kaftan ah oo uu ku yiri: "Anigu 5-maalmood ayaan Somalia joogay, balse waxaan jeclaan lahaa inaan Somali noqdo".
  • “Xaaladda caafimaad ee dadka aan ugu tagnayd xerada waa mid si aad ah nooga yaabisay, waayo waxaan ku aragnay dad uu aad dhiiggoodu u hooseeyo, weliba xaddi aan horay loogu arag caafimaadka” ayuu yiri Dr.