Qeexid

"eeg yaabi. ld yaabis1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yaabin oo kali ah:
  • Halla yaabin haddii lagu xadgudbay mu'alifkii Soomaaliyeed ee habeenno badan u soo jeeday sidii uu ummadiisa ugu soo bandhigi lahaa suugaan u dhedhenta una jiheysa dantooda.
  • Ha ila yaabin, oo jawaabta yeysan argagax kugu ridin.