Qeexid

"Amakaag; irkig; abyan; fajac."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yaab oo kali ah:
  • Waxaa laga yaaba in uu la soo boodo Daraawiishtii uu Sayidku hogaaminayay iyo kooxaha maatada ku laaya waddanka ayaa ah mujaahidiin iyo wadaniyiin.
  • "Dhamaan dhaqdhaqaaqa dekeda waa la joojiyay, gaadiidka inay ka baxaan ama uu gaadiid kale galana waa loo diiday" ayuu yiri mid ka mid ah xamaaliyaasha oo la hadlay Garowe Online, kaasoo sheegay in arinta ay ku noqotay layaab.