Qeexid

Xuurto dareemid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xuurtoo oo kali ah:
  • Dhibaatada na haysataa waa mid aad u fudud fahankeedu, umana baahna falsafad iyo dood lagu xuurtoodo.
  • Dhibaatada na haysataa waa mid aad u fudud fahankeedu, umana baahna falsafad iyo dood lagu xuurtoodo.