Qeexid

"Culays ku yimaada neefta marka nafley orod ku daasho ama hawl iwm. ld xiiq."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xuurto oo kali ah:
  • -Waa inuu suxuurto koob biyo ahna ha ahaatee, waayo Rasuulkeenu (NNKH) waxa uu yidhi “Suxuurta waxa ku jirta barako”. 3-Qofka soomani marka uu afurayo waa inuu afurka dedejiyo marka uu ogaado inay cadceedii dhacday.
  • Waxa lagu tilmaami jiray nin xuurto ku haysta xidhiidhka hay’adda UNDP la leedahay dalka Somaliyada koonfureed, siiba magaalada Xamar.