Qeexid
Cid xuurto badid. ld xuurtaysii.
[-teeyay, -taysay]
f.g2Cid xuurto badid. ld xuurtaysii.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Culays ku yimaada neefta marka nafley orod ku daasho ama hawl iwm. ld xiiq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Xuurto dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Inan da' yar.
Qeexid Xigta: X. ah: yar, aan weyneyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Gabar yar oo aan fil weyneyn.
Qeexid Xigta: Shimbir luqun dheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg xuurtee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.l
Qeexid: eeg xuurtoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld khuuri.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xuuri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld xuurtee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld xuurtayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -dheeyay, -dheysay
Qeexid: Socod aayar ah oo aan meel la tageyn socosho.
Qeexid Xigta: Isku x.: laba nafley isku dirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: “X.!”: erey carruurta lagu yiraahdo marka la cabsiinayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Lakab ama baal khafiif ah, oo jilicsan, oo xubnaha nafleyda meelo ka mid ah ku rogan, ku dahaaran.
Qeexid Xigta: Baal jaadkaas ah, oo dhirta iniinaheeda ama meeleheed kale ku rogan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-bab, m.l) (c.nafl.) Nudo kiish oo kale ah kuwaas oo daboola isku xidha ama ku dhereran unugyada bayoolojiyeed iyo organ yarayaashooda, organnadooda iyo dhismayaashooda kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Gabdho aad u qurxoon oo jannada jooga.
Qeexid Xigta: Gabadh aad u qurxoon una dabci wanaagsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]