Qeexid

Gabdho aad u qurxoon oo jannada jooga.

Qeexid Xigta

Gabadh aad u qurxoon una dabci wanaagsan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xuuralcayn oo kali ah:
  • Dulmi nimaan aqoon Aakhiraa, dabaq la seexshaaye Nin dallacay ahaw oo waxaad, doontaba ha waayin, Dunji xuuralcayn ihi Jannada, kuu dabbaaldega’e!
  • Ka hadli mayno wiilasha naftooda la maalgashaday ee bambooyinka kilkisha ku sita ee kolba goobta ay xuuralcaynta ku caashaqaan isku qarxinaya.