Qeexid

Inan da' yar.

Qeexid Xigta

X. ah: yar, aan weyneyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xuur oo kali ah:
  • Dulmi nimaan aqoon Aakhiraa, dabaq la seexshaaye Nin dallacay ahaw oo waxaad, doontaba ha waayin, Dunji xuuralcayn ihi Jannada, kuu dabbaaldega’e!
  • -Waa inuu suxuurto koob biyo ahna ha ahaatee, waayo Rasuulkeenu (NNKH) waxa uu yidhi “Suxuurta waxa ku jirta barako”. 3-Qofka soomani marka uu afurayo waa inuu afurka dedejiyo marka uu ogaado inay cadceedii dhacday.