Qeexid

"ld xuubsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xuubsi oo kali ah:
  • Yusuf Bari Bari ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay xiligaan inuu noqdo Safiirka Somalia ee Midowga Yurub isagoo kala dardaarmay Xuubsireed inuu isku soo dhawaansho ka dhex sameeyo dowlada Federaalka iyo Buslada Soomaaliyeed.
  • "Afhayeenka Madaxweynaha ee wararka bixin kara waa aniga, mana jiro war ku saabsan khliaaf u dhexeeya Madaxweyne Yuusuf iyo Ra'iisul wasaare Nuur Cadde oo aan siiyay Sharqalawsat" ayuu yiri Xuubsireed.