Qeexid

"xuubka saynuufiyal m.l (-lo, m.dh) (c.nafl.) Xuub ka samaysan nudo isku xidhayaal, kaas oo sameeya kiish ku wareegsan kala goys dhaqdhaqaaq samayn kara, sida kala goyska suxulka, oo labada dhinacba kaga dhegsan laf. Kiishka waxaa ka buuxa dheecaan isjiidanaya oo subka korka sare ee carjowda kala goyska."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xuubka oo kali ah:
  • Ayaan sidii ay ku dhalatay lagama sheekayn karo, fursadda nolosheeduna waxay la itaal ahayd xuubka caarada.
  • Ogsijiinta ay ubaahantahay amiibadu oo ay nolosheedu ku xirantahay, waxay ka faaftaa xuubka unugga, iyadoo ka imaaneeysa agagaarka biyaga ugu dhow.