Qeexid
Libaaxbadeedka waaweyn jaad ka mid ah.
Libaaxbadeedka waaweyn jaad ka mid ah.
magac / noun
Lab / masculine
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Caano degdeg u qurqurin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Wax qolof ama ded saarnaa ka qaadid.
Qeexid Kale: (f.mg) Xoolo iwm degdeg ku kaxayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xuubi2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Lakab ama baal khafiif ah, oo jilicsan, oo xubnaha nafleyda meelo ka mid ah ku rogan, ku dahaaran.
Qeexid Xigta: Baal jaadkaas ah, oo dhirta iniinaheeda ama meeleheed kale ku rogan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-bab, m.l) (c.nafl.) Nudo kiish oo kale ah kuwaas oo daboola isku xidha ama ku dhereran unugyada bayoolojiyeed iyo organ yarayaashooda, organnadooda iyo dhismayaashooda kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Xuubka hore ka diirasho, ka muruxso.
Qeexid Xigta: Canaan iyo dagaal kulul cid ku samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax qadarin.
Qeexid Xigta: Wax fiiro gaar ah siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: xuubka timbaanik m.l (-kyo, m.dh) (c.nafl.) Xuubka kala sooca qaybta kore iyo qaybta dhexe ee dhegta. Wuxuu sameeyaa dhaq dhaqaaq uu ugu jawaabayo hirarka codka, isaga oo u gudbinaya barta maqalka, siina marinaya laf dhexe-dhegoodka.
m.l
Qeexid: ld xuubsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: xuubka saynuufiyal m.l (-lo, m.dh) (c.nafl.) Xuub ka samaysan nudo isku xidhayaal, kaas oo sameeya kiish ku wareegsan kala goys dhaqdhaqaaq samayn kara, sida kala goyska suxulka, oo labada dhinacba kaga dhegsan laf. Kiishka waxaa ka buuxa dheecaan isjiidanaya oo subka korka sare ee carjowda kala goyska.
m.l
Qeexid: ld xuubsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ka x.: wax qof dusha ka saarnaa xoog uga qaadid.
Qeexid Xigta: Ka x.: xil, derejo iwm qof ka qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Gabar yar oo aan fil weyneyn.
Qeexid Xigta: Shimbir luqun dheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: “X.!”: erey carruurta lagu yiraahdo marka la cabsiinayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Inan da' yar.
Qeexid Xigta: X. ah: yar, aan weyneyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: xubin dhac m.l (-bno ..., m.l) (daaw.) Xubin ama sooh oo hoos uga dhaqaaqa meeshiisii caadiga ahayd, badanaa waxa keena sooha taageera oo dabca. Rimmaydhac iyo siil-dhac waxa keena, inta badan, jiidid iyo jeexmid ku dhaca sooha taageerada xilliga dhalmada.
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Caano iwm xurbiye ku walaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xuubso. ld xuubsad, xuubsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Subag hilibka geela laga shiilo oo sida xayrta adkaata.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Jacayl.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qaybaha oogada nafleyda middiiba, siiba inta laba kalaggoys u dhexaysa ama isku cad ah.
Qeexid Xigta: Dadka maamul ama urur ka koobanyahay, midkiiba.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]