Qeexid

"Lakab ama baal khafiif ah, oo jilicsan, oo xubnaha nafleyda meelo ka mid ah ku rogan, ku dahaaran."

Qeexid Xigta

Baal jaadkaas ah, oo dhirta iniinaheeda ama meeleheed kale ku rogan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xuub oo kali ah:
  • Xuseen Xuubsireed, ayaa sheegay in weerarkaas uu ahaa mid looga gol-lahaa in lagu carqaladeeyo safarka Madaxweynaha Somalia uu ugu kicitimayay dalka Jabuuti oo uu ka furmay goordhow shirkii Mucaaradka iyo DF.
  • Arinkaan ugubka ku noqday mandiqada intii lagu jiray dagaalkii sokeeye, arini waxay noqotay in Isinkii u xuubsiito siyaasi u dhaxeeya xafiisyada dowladda.