Qeexid

Cid waxay illow sanayd garwaaqsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xusuuso oo kali ah:
  • Xusuuso in ay jiraan dad sida aad u soontay u sooma laakiin aan malaainta ciida hasyan wax ay ku ciidaan.
  • Bal xusuuso gabaygii caanka ahaa ee Dugsi Ma Leh Qabyaaladi Waxay dumiso mooyaane ee Eebbe ha u naxariistee Cabdillaahi Suldaan Tima Cadde mariyay muddo 40 sano iyo dheeraad hadda laga joogo.