Qeexid

eeg xusuusan. ld xusuus naansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xusuusnaan oo kali ah:
  • Duruusta reer Boorama ka barteen maalinta dhaweyd dagaalkii dhacay waa kuwa ay xusuusnaan doonaan muddo dheer.
  • Dad badan ayaa xusuusnaan doona kulamadii dhexmaray kooxaha waddamada ay ka mid yihiin, Korea Vs Italy, USA Vs Portugal, Senegal Vs France ama England Vs Brazil.