Qeexid

"eeg xusuusi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xusuusin oo kali ah:
  • Wuxu akhristaha xusuusinayaa heesihii xoolo raacista, rarista, samaynta tuldaha aqalka iyo xataa tumista dhuuniga iyo tibta iyo mooyaha.
  • Haddaba waxaan leeyahay falalkan argagaxa ahi waxay umadda xusuusinayaan wixii laga dagaalamay iyo heeryadii nidaamkii Siyaad Barre ee waxaan odhan lahaa aragtidayda (Nabaddu waa dharage hana-dhay-lulina).