Qeexid

"Cid waxay ilowsanayd garwaaqsiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xusuusi oo kali ah:
  • Waxaan leeyahay waad mahadsan tihiin waxaanan idin xusuusinayaa in ay maanta inoo bilaabantay hawshii aynu ku ballan qaadnay inaynu dadkeena iyo dalkeena u qabano, sidaa darteed ogaada ineynaan kabaha bixin ilaa aynu balan qaadkeenii fulinayno.
  • Ugu dambayn waxaan Soomaalida xusuusinayaa in qof walba ay waajib ku tahay in uu wixii uu tari karo uu u qabto 2 da milyan ee qof ee walaalahood ah ee gaajadu ay ku dileyso Soomaaliya.